Madaxweynaha Somaliland Oo Caawa Xukuumadiisa isku  shaandhayn ku  sameeyey
5 Jun
2017
Written by admin

Madaxweynaha Somaliland Oo Caawa Xukuumadiisa isku shaandhayn ku sameeyey »

News
1097

WAR-SAXAAFADEED: 05/06/2017

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4828/062017 uu xilka qaadis, magacaabid iyo isku Read more…

DAAWO: Wasiiru Dawlaha Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Ka Hadalay Sababtii Ismaaciil Buubaa Loogu Diiday Inu Baasaboor Dalka Somaaliya Laga Leeyahay Kaga Dhoofo Hargaysa
5 Jun
2017
Written by admin

DAAWO: Wasiiru Dawlaha Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Ka Hadalay Sababtii Ismaaciil Buubaa Loogu Diiday Inu Baasaboor Dalka Somaaliya Laga Leeyahay Kaga Dhoofo Hargaysa »

NewsVideo
1004

Hargaysa(MOI)- Halkan Ka DAAWO Wasiiru Dawlaha Wasaarada Arimaha Gudaha JSl Maxamed Muuse Diiriye Oo Ka Hadashay Sababtii Ismaaciil Buubaa Loogu Diiday Inu Baasaboor Read more…

Daawo: Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland iyo Wafti uu Hogaaminayo Oo Socdaal Nabadayna Ugu Baxay Deegaanada  Labadii beelood ee walaalaha ahaa si loo hir galiyo Nabada
4 Jun
2017
Written by admin

Daawo: Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland iyo Wafti uu Hogaaminayo Oo Socdaal Nabadayna Ugu Baxay Deegaanada Labadii beelood ee walaalaha ahaa si loo hir galiyo Nabada »

NewsVideo
976

Laascaanood(MOI)- Halkan Ka Daawo  maalimadii  shalay  waftidii nabadaynta  beelaha  walaalaha  ah ee wada dega deegaanada  ka tirsan  gobolka sool ee uu  hogaaminayo  wasiirka Read more…

Daawo:Nuxurka Qodobo Iyo Go’aamo Laga Soo Saaray Colaadii Ka Taagnayd Deegaanada Koonfurta Gobolka Sool+ wasiirka  arrimaha  gudaha  oo ka hadlay
1 Jun
2017
Written by admin

Daawo:Nuxurka Qodobo Iyo Go’aamo Laga Soo Saaray Colaadii Ka Taagnayd Deegaanada Koonfurta Gobolka Sool+ wasiirka arrimaha gudaha oo ka hadlay »

NewsVideo
981

Hargeysa(MOI)- Waxaa maanta Magaalada Laascaanood Ku Soo Xidhmay Shir In Mudo ah Uga soconayay Labada ardaa ee Qayaad iyo Baharsame kaaso Lagu nabadeenayey Read more…

Daawo: Culimada Wasaarada  Diinta Iyo Uqaafta Oo Wacyi Diiniya U  Jeediyey  Shaqaalaha Wasaarada  Arrimaha Gudaha Iyo Masuuliyiinta Wasaarada Oo Halkaasi  Ka  Hadlay
29 May
2017
Written by admin

Daawo: Culimada Wasaarada Diinta Iyo Uqaafta Oo Wacyi Diiniya U Jeediyey Shaqaalaha Wasaarada Arrimaha Gudaha Iyo Masuuliyiinta Wasaarada Oo Halkaasi Ka Hadlay »

NewsVideo
940

Hargaysa(MOI)- Halkan Ka Daawo: Culimada Wasaarada  Diinta Iyo Uqaafta Oo Wacyi Diiniya U  Jeediyey  Shaqaalaha Wasaarada  Arrimaha Gudaha Iyo Masuuliyiinta Wasaarada Oo Halkaasi  Read more…

Nuxurka Dhambaal Hambalyo Ah Oo Madaxweyne Siilaanyo U Diray Dalka Itoobiya
28 May
2017
Written by admin

Nuxurka Dhambaal Hambalyo Ah Oo Madaxweyne Siilaanyo U Diray Dalka Itoobiya »

News
978

Hargeysa(MOI):-Madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa dhambaal Hambalyo ah u diray dalka Itoobiya.

Warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada somaliland ayaa lagu sheegay Read more…

Daawo:-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Nabadeynta Beellaha Koonfurta Gobolka Sool Oo Uu Baryahanba Ku Hawlanaa
28 May
2017
Written by admin

Daawo:-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Nabadeynta Beellaha Koonfurta Gobolka Sool Oo Uu Baryahanba Ku Hawlanaa »

NewsVideo
943

Sool (MOI)- Halkan Ka Daawo:-Xukumadda Oo Ka Shaqaynaya Nabadeynta Beellaha Koonfurta Gobolka Sool Iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadley.

 

Read more…

Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Shacabka Ugu Baaqday Feejignaan
28 May
2017
Written by admin

Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Shacabka Ugu Baaqday Feejignaan »

News
971

Hargeysa(MOI)- Wasiirudawlaha arimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa guud ahaan shacbiga Somaliland ugu baaqay faajignaadaan iyo inay si buuxda ula shaqeeyaan ciidamada Read more…

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadalay Odayaal Ka Soo Jeeda Laas-Caanood Oo La Xidhay
23 May
2017
Written by admin

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadalay Odayaal Ka Soo Jeeda Laas-Caanood Oo La Xidhay »

News
939

Hargaysa(MOI)- Xukuumadda Somaliland ayaa maanta ka hadashay odayaal ka soo kala jeeda labadii beelood ee colaado soo noq-noqotay ku dhexmartay deegaanada gobolka sool Read more…

Xafladii Madaxtooyada Ee Xuska 18 May Oo Qaadhan Uruurin Balaadhan Laga Sameeyey iyo Lacagta Oo Kor U Dhaaftay Saddex Milyan iyo Boqol Kun Oo Doolar In Ka Bada
19 May
2017
Written by admin

Xafladii Madaxtooyada Ee Xuska 18 May Oo Qaadhan Uruurin Balaadhan Laga Sameeyey iyo Lacagta Oo Kor U Dhaaftay Saddex Milyan iyo Boqol Kun Oo Doolar In Ka Bada »

News
1033

Hargeysa ( MOI) Xarunta qasriga madaxtooyada Somaliland oo lagu qabtay munaasibada xuska 18 May oo qaadhaan uruurin loo badelay ayaa caawa laga uruuriyey Read more…