Badhasaabyada Goboladda Maroodi Jeex ‘ Awdal iyo Gabiley oo Hawlgal Wada Jira oo 5 Maalmood qaatay ku fuliyey Amar ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL

Badhasaabyadda Gobolada Marooji Jeex ‘ Awdal & Gabiley oo Amar ka soo Baxay Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Hawlgal Wada jira mudo 5 Maalmooda fulintiisa u wada bilaabay

 

Saddaexda Badhasaab ayaa hawlgalkani wada jirka ah ee mudada 5ta maalmood qaatay kuna fulinayeen Amarka Wasiirka Arimaha Guddaha Jsl md Maxamed Kaahin Axmed uga soo baxay waxay soo gabagabeeyeen hawlgalkaasi oo ay ka fuliyeen Dooxa Binji oo ah Deegaan kulmisa Saddexda Gobol ee Awdal’ Maroodi Jeex iyo Gabilay kaas oo Hawlgal Banayn ah ay ka wadeen mudadaasi 5 maalmood qaadatay.

 

admin