“ Soomaaliya Waxaanu Ka Difaacaynaa Qaranka Somaliland laakiin waxaan jeclahay inaan dadka xusuusiyo cali Khaliif Galaydh iyo raga la socda ee u dhashay Somaliland……” Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran-cadde
10 Apr
2016
Written by admin

“ Soomaaliya Waxaanu Ka Difaacaynaa Qaranka Somaliland laakiin waxaan jeclahay inaan dadka xusuusiyo cali Khaliif Galaydh iyo raga la socda ee u dhashay Somaliland……” Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran-cadde »

News
323

Hargaysa (SI)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Maanta Shir Jaraa’id Ku Qabtay Xarunta Wasaarada Arrimaha Gudaha ayaa Ka Hadalay Shirar Ku Lidi Read more…

Kulan Saddex-Geesood ah oo ay yeesheen Ganacsatada Dalka, Maamulka Dekedda Berbera iyo Xukuumadda
10 Apr
2016
Written by admin

Kulan Saddex-Geesood ah oo ay yeesheen Ganacsatada Dalka, Maamulka Dekedda Berbera iyo Xukuumadda »

News
276

WAR-SAXAAFADEED Taariikh: – 17/01/2016

 

17.01.2016-ka, waxa kulan Saddex-Geesood ah yeeshay Masuuliyiinta shirkadaha Ganacsiga Dalka, Maamulka sare ee Dekedda Berbera iyo Xukuumadda. Kulankani Read more…

War-saxaafadeed Rasmiya Oo Ka Soo Baxay Qisaastii Maana La Fuliyay
10 Apr
2016
Written by admin

War-saxaafadeed Rasmiya Oo Ka Soo Baxay Qisaastii Maana La Fuliyay »

News
295

Hargaysa(SI) Saddex qof oo ay  laba ka mid ahi ahaayeen Hooyo iyo Wiilkeedii ayaa manta lagu fuliyay qisaas. Sidaa waxa lagu sheegay Warsaxaafadeed Read more…

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo maanta Dawladaha hoose ku amray Inay Dadweynaha u furaan meelo ay iska diwaan galiyaan oo ay ka helaan card-ka dhalashada
10 Apr
2016
Written by admin

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo maanta Dawladaha hoose ku amray Inay Dadweynaha u furaan meelo ay iska diwaan galiyaan oo ay ka helaan card-ka dhalashada »

News
240

Hargaysa(SI)- wasiirka wasaarada arrimaha gudaha ayaa maanta shir jaraa’íd oo ku qabtay xarrunta wasaarada kaga hadalay dadka ajaanibka ah dalka ku sugan .” Read more…

Madaxweynaha JSL Mudane Siilaanyo Oo Dhagax dhigay Dhismaha Taliska Guud ee Ciidanka Booliska.
10 Apr
2016
Written by admin

Madaxweynaha JSL Mudane Siilaanyo Oo Dhagax dhigay Dhismaha Taliska Guud ee Ciidanka Booliska. »

News
350

Hargeysa (SI) -Dhagax-dhiga Dhismaha Cusub ee Taliska Booliska Somaliland ayay gacan weyn ka geysan doontaa Dawladda Ingiriiska oo iyagu horena u dhisay dhismeyaal Read more…

Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ay Weheliyaan Laamaha Amaanka Oo Markii Ugu Horeaysan Kulan Iskaashiga Adkaynta Nabad Galyada Ah La Qaatay United Nation-Ka
10 Apr
2016
Written by admin

Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ay Weheliyaan Laamaha Amaanka Oo Markii Ugu Horeaysan Kulan Iskaashiga Adkaynta Nabad Galyada Ah La Qaatay United Nation-Ka »

News
214

Hargaysa(SLI)- Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-Cadde ayaa shir lagu dardar galinayo kor u qaadida Amaanka Dalka iyo sidii labada dhinac iskaga Read more…

Madaxwaynaha Somaliland Oo Ku Dhawaaqay In La Iskugu Soo Baxo Salaad Roobdoona.+Daawo Sawirada
10 Apr
2016
Written by admin

Madaxwaynaha Somaliland Oo Ku Dhawaaqay In La Iskugu Soo Baxo Salaad Roobdoona.+Daawo Sawirada »

News
320

Hargeysa(SI):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta kulan la qaatay Culimada Dalka.

Kulankan oo ujeedadiisu ahayd sidii shacbiga loogu Read more…

Madaxweynaha Somaliland Oo Amray In Maalinta Isniinta Dalka Oo Dhan Laga Tukado Salaad Roob Doon Ah Iyo Wasiirka Diinta Oo Faah Faahiyey
10 Apr
2016
Written by admin

Madaxweynaha Somaliland Oo Amray In Maalinta Isniinta Dalka Oo Dhan Laga Tukado Salaad Roob Doon Ah Iyo Wasiirka Diinta Oo Faah Faahiyey »

News
337

Hargeysa(SI):-Madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo maanta kulan la yeeshay culimada dalka ayaa iclaamiyey in maalinta isniinta ah dalka oo dhan looga Read more…