Daawo: Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland iyo Wafti uu Hogaaminayo Oo Socdaal Nabadayna Ugu Baxay Deegaanada Labadii beelood ee walaalaha ahaa si loo hir galiyo Nabada

Laascaanood(MOI)- Halkan Ka Daawo  maalimadii  shalay  waftidii nabadaynta  beelaha  walaalaha  ah ee wada dega deegaanada  ka tirsan  gobolka sool ee uu  hogaaminayo  wasiirka arrimaha gudaha  somaliland  ayaa  si  ay  nabadaasi lagusoo xidhay  magaalada laascaanood  si  loo  hir  galiyo waxay  socdaal ugu  baxeen  dhamaanba deegaanada koonfurta  gobolka sool

 

admin