Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Md Maxamed Yuusuf oo C. Hargeysa ka Daahfuray Tababar Aqooneed Shaqaalaha Dowladdaha Hoose u Loo Qabtay

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Md Maxamed Yuusuf oo C. Hargeysa ka Daahfuray Tababar Aqooneed Shaqaalaha Dowladdaha Hoose u Loo Qabtay

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Mr Maxamed Yuusuf Ismaaciil ‘ ayaa magaaladdaha hargeysa ka daahfuray Tababar Aqooneed Shaqaalaha Dowladdaha hoose hoose ee Somaliland Hargeysa loogu qabtay.

Agaasime Maxamed Yuusuf Ismaaciil ‘ ayaa Tababar Aqooneedkan Hargeysa loogu qabtay Maanta oo maalin Arbaca ahayd ee uu daahfuray ku saabsanaa Tayeynta Shaqada Shaqaalaha Cashuuraadka iyo Xisaabaadka ee Dowladaha hoose ee Dalka’ waxaanu markii uu Daahfuray Tababarkaasi uga jeediyey Kelmado ku saabsan Ahmiyada uu Aqoonkorodhsigani u yeelan doono kor u qaadida Aqoonta Shaqaalaha Dowladaha hoose.

Halkan ka Daawo

admin