Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Kulan La Qaatay Ugaaska Guud ee Beel-weynta Ciise iyo Xubno Kamid ah Gendaha Beeshaas
18 Dec
2017
Written by admin

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Kulan La Qaatay Ugaaska Guud ee Beel-weynta Ciise iyo Xubno Kamid ah Gendaha Beeshaas »

News
1127

Hargeysa(MOI)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan gaar ah la qaatay ugaaska guud ee beelweynta Ciise Ugaas Mustafe Maxamed Ibraahim Read more…

Madaxweyne Muuse Biixi oo Kulankiisii ugu horreeyey la Yeeshay Xubnaha Golaha Wasiirrada Iyo Nuxurka Toddoba Qodob oo Kasoo Baxay
16 Dec
2017
Written by admin

Madaxweyne Muuse Biixi oo Kulankiisii ugu horreeyey la Yeeshay Xubnaha Golaha Wasiirrada Iyo Nuxurka Toddoba Qodob oo Kasoo Baxay »

News
876

Hargeysa(MOI)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulankiisii ugu horreeyey la qaatay xubnaha golaha wasiirrada ee uu dhawaan ku magacaabay. Kulankan oo Read more…

Madaxweynaha  Cusub Ee Qaranka Somaliland  Oo Ku Dhawaaqay  Golihiisa Wasiirada
16 Dec
2017
Written by admin

Madaxweynaha Cusub Ee Qaranka Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Golihiisa Wasiirada »

News
1266

Hargaysa(MOI)- Madaxweynaha Cusub Ee Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi  Cabdi   Ayaa ku  dhawaaqay  golaha  wasiirada  cusub  ee  xukuumadiisa kuwaasi  oo ka  tiro  Read more…

Daawo:Xaflada Xilwareejinta Madaxweyne Siilaanyo iyo Madaxweyne Buuse Biixi
16 Dec
2017
Written by admin

Daawo:Xaflada Xilwareejinta Madaxweyne Siilaanyo iyo Madaxweyne Buuse Biixi »

NewsVideo
1271

Hargaysa (MOI)- Halkan Ka Daawo Xaflada Xilwareejinta Madaxweyne Siilaanyo iyo Madaxweyne Buuse Biixi

Wasiirka  Arrimaha  Gudaha Somaliland  Oo Xilkii Ka Qaaday  Xoghayaha Fulinta Degmada Saylac  Mid Kalana U  Magacaabay
27 Sep
2017
Written by admin

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Xilkii Ka Qaaday Xoghayaha Fulinta Degmada Saylac Mid Kalana U Magacaabay »

News
1631

Hargaysa  (MOI)-   Wasiirka  Wasaarada Arrimaha  Gudaha JSL   Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir  ayaa  xilkii   ka  qaaday    Xoghayaha  Fulinta Dawlada Hoose  Ee  Degmada Saylac   isla  Read more…

Daawo :-Taliyaha Guud Ee Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Arday Mudaharaad Sameeyay Oo La Xidh-Xidhay
17 Sep
2017
Written by admin

Daawo :-Taliyaha Guud Ee Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Arday Mudaharaad Sameeyay Oo La Xidh-Xidhay »

NewsVideo
1029

Hargaysa (MOI)- Halkan Ka Daawo Taliyaha Guud Ee Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Arday Mudaharaad Sameeyay Oo La Xidh-Xidhay

Daawo :-Xukuumada Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Hadalo Ka Soo Yeedhay Masuuliyiin Ka Tirsan Waddani
17 Sep
2017
Written by admin

Daawo :-Xukuumada Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Hadalo Ka Soo Yeedhay Masuuliyiin Ka Tirsan Waddani »

NewsVideo
967

Hargaysa(MOI)- Halka  Ka Daawo wasiirku xigeenka wasaarada arrimaha gudaha  JSl  Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Hadalo Ka Soo Yeedhay Masuuliyiin Ka Tirsan Waddani Read more…

Madaxweyne ku-xigeenka Ahna Ku-simaha Madaxweynaha JSL Oo Cusbitaalka International Ku Bookhday Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-waraabe) Oo Xaalad Xaafimaad U Jiifa.
22 Aug
2017
Written by admin

Madaxweyne ku-xigeenka Ahna Ku-simaha Madaxweynaha JSL Oo Cusbitaalka International Ku Bookhday Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-waraabe) Oo Xaalad Xaafimaad U Jiifa. »

News
924

Hargaysa(MOI)- Madaxweyne ku-xigeenka Ahna Ku-simaha Madaxweynaha JSL Oo Cusbitaalka International Ku Bookhday Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-waraabe) Oo Xaalad Xaafimaad U Jiifa.

Waxaanu Read more…

Daawo Afhayeenka Madaxtooyada oo hadda ka hadlay Xaalada Caafimaad Ee Madaxweynaha Oo Qaliin Galay
22 Aug
2017
Written by admin

Daawo Afhayeenka Madaxtooyada oo hadda ka hadlay Xaalada Caafimaad Ee Madaxweynaha Oo Qaliin Galay »

NewsVideo
966

Hargaysa( MOI)- Halkan Ka Daawo Afhayeenka Madaxtooyada oo hadda ka hadlay Xaalada Caafimaad ee Madaxweynaha oo qaliin galay iyo Madaxweynaha oo Caafimaadkiisu Taam Read more…

Daawo: Wasiirka Arrimaha Gudaha  & Madax Dhaqameed Baaq u Diray Laba Beelood oo Shaqaaqo Ku Dhexmartay Buuhoodle
22 Aug
2017
Written by admin

Daawo: Wasiirka Arrimaha Gudaha & Madax Dhaqameed Baaq u Diray Laba Beelood oo Shaqaaqo Ku Dhexmartay Buuhoodle »

NewsVideo
934

Laascaanood (MOI)- Halkan ka Daawo: Wasiirka Arrimaha Gudaha  & Madax Dhaqameed Baaq u Diray Laba Beelood oo Shaqaaqo Ku Dhexmartay Buuhoodle