Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Xilkii Ka Qaaday Xoghayaha Fulinta Degmada Saylac Mid Kalana U Magacaabay

Hargaysa  (MOI)-   Wasiirka  Wasaarada Arrimaha  Gudaha JSL   Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir  ayaa  xilkii   ka  qaaday    Xoghayaha  Fulinta Dawlada Hoose  Ee  Degmada Saylac   isla  markaasi  u  magacaabay   Xoghaye  Cusub   .

Wasiirka Arrimaha Gudaha  Ayaa  xoghayaha  Cusub  u  Magacaabay  Cilmi Sahahl Faarax   waxaana  wasiirka  xafiiskiisa kasoo  baxay  labadan  digreeto   ee  kala  ah  magacaabista  iyo  xilka qaadista.

admin