Daawo Afhayeenka Madaxtooyada oo hadda ka hadlay Xaalada Caafimaad Ee Madaxweynaha Oo Qaliin Galay

Hargaysa( MOI)- Halkan Ka Daawo Afhayeenka Madaxtooyada oo hadda ka hadlay Xaalada Caafimaad ee Madaxweynaha oo qaliin galay iyo Madaxweynaha oo Caafimaadkiisu Taam yahay gudanayana waajibaadkiisa Shaqo Galabtana kulamo la yeelanaya Masuuliyiin kala duwan oo Imaaraadka ah

admin