Daawo: Taliyaha Ciidamada Boliska Oo Ka Hadlay Nabadgalyada Dalka Iyo Kulan Ay La Yeesheen Gudiga Nabadgalyada Ee Golaha Wakiilada

Hargaysa(SLMOI)-  Halkan Ka Daawo: Taliyaha Ciidamada Boliska  JSL  sareeye Guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan  oo   maanta  hortagay    gudida  nabad galayada   ee  golaha wakiilada ayaa   kadib  markii  uu  kulankaasi  soo  dhawaaday   warfidiyeenada kula hadlay  baxada hore ee  aqalka golaha  wakiilada

taliyahaa   warfidiyeenada uga warbixiyey  kulankii   uu la qaatay  gudida  nabadgalyada iyo  sidoo  kale xaalada nabad galyo ee dalka ,

admin