Daawo: Waasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha Oo Cadeeyey Inaan Ugaaska Xisbiga Wadani U Doodayo Loo Xidhay Ka been Abuurista Sandalada.

Hargaysa(SLMOI)- Halkan ka Daawo: Waasiir Ku Xigeenka Gobolada iyo  Degmooyinka  eE  Wasaarada Arrimaha Gudaha  Jaamac Cabdillaahi Biin  oo Maanta Shir Jaraaíd oo  uu  ku  qabtay  xafiiskiisa ku  cadeeyey   Inaan Ugaaska xidhan ee  Xisbiga Wadani U  Doodayo aan  loo xidhin  taageeradiisa uu  u  muujiyey  wadani  laakin  loo  xidhay   Ka been  Abuurista  Sandalada iyo  ugaas aan  loo  dooran .

wasiirku  xugeenka ayaa  xisbiga  wadani si  adag  uuga  digay inaanay  ku milmin  arimaha dhaqanka  ee sabibi  kara isku  dhac reereed  e ay  ku  eekaadaan  siyaasada

admin