Daawo: Wasiirka arrimaha gudaha oo shaaciyey go’áanka Ay xisbiyada Qaranka, komishanka doorashooyinka iyo xukuumadu Ka Qaateen 6da goobod ee galbeedka

Hargaysa(SLI)-  shir ay  iskugu  yimaadeen   komishanka doorashooyinka  qaranka somaliland  axsaabta  qaranka  iyo  xukuumada   oo saaka  ka qabsoomay     wasaarada arrimaha gudaha  somaliland   ayaa   goáan  midaysan  laga  soo  saaray sidii  diwaan  galin   looga qaban lahaa  6 goobood  oo  waqooyiga  ah  kuwaasi  oo muran    gobolada ay  raacayaan ku   salaysani ka  taagnaa.

shirkan oo  ahaa mid   warbaahita  aan  loo  ogolayn  oo ay  debed  joog  ka  ahayd  ayaa  waxa  warbaahinta uga warbixiyey wasiirka wasaarada arrimaha gudaha  somaliland  waxaana uu shegay in  la isku  raacay in diwaan  galin laga  qabto  goobahaasi.

admin