wasaarada arrimaha gudaha oo soo saartay taar lagu Amrayo Dhamaan Guddoomiyeyaasha Gobolada Iyo Degmooyinka Dalka JSL .

Hargaysa( SLI)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa maanta soo saaray taar lagu ta kiidinayo wareegto hore wasaaradu ugu joojisay caleemo saarka sulaadiinta iyo cuqaasha .

Taarkan oo dhamaystirana waxa  uu  u  qornaa sidan  hoos ka  muuqata;-

ttt

admin