Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Shir Kaga Qayb Galay Dalka Kenya »

Wafti uu Hogaaminayo oo Ka Qayb Galay Shir Ay Soo Qaban Qaabisay Haayada Eu cab-Nester Xarunteeda Magaalada Nairobi.

Kenya (Si)-  Wasiirka Arrimaha Gudaha Read more…

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Badhasaabada Iyo Maayirada Dalka Ku Amray Inay Si Weyn Uga Qayb Qaataan Salaada Roob Doon ah Oo Maalinta Isniinta Dalka Oo Dhan Laga Oogi Doono
10 Apr
2016
Written by admin

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Badhasaabada Iyo Maayirada Dalka Ku Amray Inay Si Weyn Uga Qayb Qaataan Salaada Roob Doon ah Oo Maalinta Isniinta Dalka Oo Dhan Laga Oogi Doono »

News
665

Hargaysa (SLI)- Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 31/01/2016 ku amray dhamaanba badhasaabada iyo maayirada Read more…

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Saaka Furay Shirkii Sanadlaha ahaa Ee Gudiyada Nabadgalyada Degmooyinka Dalka
10 Apr
2016
Written by admin

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Saaka Furay Shirkii Sanadlaha ahaa Ee Gudiyada Nabadgalyada Degmooyinka Dalka »

News
566

Hargaysa(SLI)- Agaasimaha guud ee wasaarada arrimaha gudaha Somaliland ayaa manta si rasmiya u furay shirka Sanadlaha ah gudiyada nabad galyada ee Degmooyinka kala Read more…

Madaxweyne Siilaanyo Oo Munaasibad Lagu Xusayey Sanad Guurada 22aad Ee Aas Aaska Ciidanka Qaranka Kaga Qayb Galay Oog Iyo Nuxurka Khudbadii Uu Jeediyey
10 Apr
2016
Written by admin

Madaxweyne Siilaanyo Oo Munaasibad Lagu Xusayey Sanad Guurada 22aad Ee Aas Aaska Ciidanka Qaranka Kaga Qayb Galay Oog Iyo Nuxurka Khudbadii Uu Jeediyey »

News
674

“waxaan idin leeyahay AMBA FAYDNIYE, WAXBA HA I FARIN ee ku niyad samaada, sabir, dulqaad, iyo dedaal.    isku duubni iyo adkaysina ogaada”

Hargeysa(SWN):-Madaxweynaha Read more…

Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Oo U Hanbalyeynaysa Ciidamada Qaranka Sannad Guurada 22aad Ee Aas Aaska Ciidanka Qaranka
10 Apr
2016
Written by admin

Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Oo U Hanbalyeynaysa Ciidamada Qaranka Sannad Guurada 22aad Ee Aas Aaska Ciidanka Qaranka »

News
992

Hargaysa(SLI)- Anoo ku hadlaya magacayga iyo ka wasaaradda arrimaha gudaha waxaan hambalyo u diyarayaan dhamaan ciidamada kala duwan ee dalkani jamhuuriyada somaliland nafahooda Read more…

Madaxweyne Siilaanyo oo dalacsiiyay 24 sarkaal oo ciidanka qaranka ka tirsan akhriso magacyadooda
10 Apr
2016
Written by admin

Madaxweyne Siilaanyo oo dalacsiiyay 24 sarkaal oo ciidanka qaranka ka tirsan akhriso magacyadooda »

News
924

Hargeysa(SLI)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa shalay dalacsiiyay 24 sarkaal oo ka tirsan ciidanka qaranka, kuwaas oo laa gaadhsiiyay darajaooyinka gaashaanle Read more…

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Xadhiga Ganacsade Cumar Caydiid Iyo Muranka Dhulka Tiyaatarka+Sawiro
10 Apr
2016
Written by admin

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Xadhiga Ganacsade Cumar Caydiid Iyo Muranka Dhulka Tiyaatarka+Sawiro »

News
598

Hargaysa(SLI)- Agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Cabdifataax Siciid Axmed oo maanta shir jaraa’íd ku qabtay   xarunta wasaaradda ayaa markii ugu   horeysay Read more…

Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Booliska JSL Oo Beeniyey In La Xidhay Taliyaha Saldhiga Dagmada Ibraahim Kood Buur.
10 Apr
2016
Written by admin

Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Booliska JSL Oo Beeniyey In La Xidhay Taliyaha Saldhiga Dagmada Ibraahim Kood Buur. »

News
1234

Hargeysa(SLI) Taliye-ku-xigeenka Ciidanka booliska Somaliland Sarreeye Guuto Cabdirahmaan Liibaan Axmed (Fooxle) ayaa ka jawaabay warar sheegaya in la xidhay taliyihii Saldhiga Dagmada Ibraahim Read more…

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Xafiiskiisa Ku  Qaabilay Wafti Ka Socda Dalka China
10 Apr
2016
Written by admin

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Dalka China »

News
610

Hargaysa(Xafiiska Afayeenka)- Wasiirka Wasaaradda Arrimahada Gudaha Somaliland  Mudane Cali Maxamed Waran Cadde Ayaa Galabta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka  Socda  Dalka China .

Read more…

Interior Minister in his office a delegation from China
10 Apr
2016
Written by admin

Interior Minister in his office a delegation from China »

News
606

Hargeisa (Office of the speaker) – Prime Minister Ali Mohamed Waran Adde today in his office a delegation from China.

Minister Waran Adde Read more…