Daawo:Xukuumada Somaliland Ka Hadashey Ujeedka Saaka Uu Hargeysa U Yimid Hogaamiye Cali Khaliif Galeydh

Hargeysa (MOI):- Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa waxaa uu ka hadley hogaamiyaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeydh oo saaka Hargeysa Yimid Muddane Faratoon waxaa uu sheegay in Cali Khaliif saaka hiirtii Hargeysa ku yimid safar dhinca dhulka ah isla markaana isla saaka-ba uu ka dhoofay madaarka Hargeysa isaga oo ku sii jeeda dalka Jabuuti

 

admin