Daawo:Wasiirul Dawalaha Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Hadley Saddex Qof Oo Xalay Lagu Toogtey Magaalada Laascanood .

Hargeysa (MOI):- Wasiirul Dawalaha wasaarada arimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa waxaa uu ka hadley saddex qof oo xalay lagu toogtey magaalada Laascanood .

Wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in magaalada Laascanood mudooyinkii ugu danbeeyey ay dilalku ku soo badanayeen isla markaana ay xukuumad ahaan indo gaar ah ku hayaan

Sidoo kale wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in saddexdii qof ee xalay lagu dhawaaqey magaalada Laascanood hal qof loo qabtey isla markaana 2 qof oo kale na lagu dabo jiro

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

admin