Daawo Sawirada: Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Iyo Musharaxa Madaxweynaha Ee Xisbiga Kulmiye Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Wajaale Ilaa Gabiley.

Daawo Sawirada: Wasiirka  Arrimaha Gudaha  Somaliland  Iyo  Musharaxa  Madaxweynaha Ee   Xisbiga  Kulmiye  Oo  Si  Diiran  Loogu  Soo  Dhaweeyey   Wajaale  Ilaa   Gabiley.

Hargaysa(Af-Hayeenka  MOI)- Wafti   Dhalaadhan  Oo  Maalmahanba  Socdaal  Shaqo Ku  Joogay    Dalka  Ethiopia  Ayaa  Maanta  Kusoo  Guryo  Noqday  Dalkooda  Hooyo Ee Somaliland  .

Waftidan  Oo   Ay  Hor Kacayeen  Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha  Somaliland   Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon  Iyo  Gudoomiyaha  Ahna Musharaxa  Madaxweynaha  Ee Xisbiga  talada haya ee Kulmiye  Muuse  Biixi   Cabdi Ayaa   Maanta  Si  Diiran  Loogu  Soo  Dhaweeyey     Magaalo Xadeedka  Wajaale  Ilaa  Gabiley.

Masuuliyiintan  ayaa   shacbi weynaha   gobolka  gabiley  kala hadlay    fagaaraha  magaalada  Gabiley  iyaga oo   dadweynaha  uga  waramay   socdaalkoodii   Ethiopia    oo   ay  waxyaalo  badan kasoo wada hadleen.

Dhinaca  kale wasiirka  arrimaha gudaha  ayaa  xadhiga  ka  jaray    xarun  cusub  oo loo dhisay    dawlada hoose ee  gobolka,.IMG_1007 IMG_1014 IMG_1015 IMG_1017 IMG_1019 IMG_1021 IMG_1026 IMG_1034 IMG_1037 IMG_1038 IMG_1040 IMG_1041 IMG_1042 IMG_1043 IMG_1050 IMG_1052 IMG_1057 IMG_1059 IMG_1062 IMG_1065 IMG_1066 IMG_1069 IMG_1070 IMG_1071 IMG_1072 IMG_1074 IMG_1076 IMG_1078 IMG_1083 IMG_1084 IMG_1085 IMG_1086 IMG_1091 IMG_1094 IMG_1100 IMG_1101 IMG_1106 IMG_1108 IMG_1109 IMG_1111 IMG_1112 IMG_1113 IMG_1114 IMG_1115 IMG_1119 IMG_1120 IMG_1121 IMG_1123 IMG_1127 IMG_1128 IMG_1129 IMG_1139 IMG_1140 IMG_1142 IMG_1144 IMG_1147 IMG_1152

 

admin