Daawo: Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashey Sixiroolayaal Dad Af Dubey Gudaha Dalka

Hargeysa (MOI):- Wasiirul dawlaha wasaarada arimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye oo maanta qaar ka mid ah warbaahinta kula hadley magaalada Hargeysa waxaa uu ka hadley sixiroolayaal la sheegay in mudooyinkii ugu danbeeyey ay dad ku af duubteen gudaha Dalka

Wasiirul dawluhu waxaa uu sheegay in xukuumadu arintaas baadhis xoogan ku wado isla markaana ay ku dabo jirto dadkaas , waxaana uu bulshada u soo jeediyey in aanay wax cabsi ah galin

admin