Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Khasaare Ka Dhashay Shaqaaqo Ka Dhacday Gobolka Sool
26 Dec
2016
Written by admin

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Khasaare Ka Dhashay Shaqaaqo Ka Dhacday Gobolka Sool »

News
1004

Hargeysa(MOI)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda  Somaliland, Prof.  Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa ka hadlay shaqaaqo  ka dhacday deegaanka Tifafle Can-jiid ee gobolka Read more…

Daawo: Agaasimaha Guud Oo Saaka Furay  Siminar Lagu Dardar Galinayo Gudida Ka Garnaqa Dhulka
26 Dec
2016
Written by admin

Daawo: Agaasimaha Guud Oo Saaka Furay Siminar Lagu Dardar Galinayo Gudida Ka Garnaqa Dhulka »

NewsVideo
1076

Hargaysa(MOI)- Halkan Ka Daawo: Agaasimaha Guud Oo Saaka Furay  Siminar Lagu Dardar Galinayo Gudida Ka Garnaqa Dhulka

Daawo: Safar Shaqo Oo Qaybta Diwaangalinta Madaniga Ahi Ugu Baxnay Deegaanka Aw Barkkhadle Halkaasoo Ay Ka Fulinayeen Kaadh Qaybin
26 Dec
2016
Written by admin

Daawo: Safar Shaqo Oo Qaybta Diwaangalinta Madaniga Ahi Ugu Baxnay Deegaanka Aw Barkkhadle Halkaasoo Ay Ka Fulinayeen Kaadh Qaybin »

NewsVideo
1049

Hargaysa(MOI)- Halkan Ka Daawo safar shaqo oo loo soo qaybiyey dadka deegaanka kaadhadhka muwaadinka oo lasoo diwaan geliyey kamiistii 22/12/2016 loona soo qaybiyey Read more…

Fadhigii Maanta Ee Golaha Wasiirada Somaliland Oo Lagu Ansixiyey Miisaaniyad Sanadeeda 2017
22 Dec
2016
Written by admin

Fadhigii Maanta Ee Golaha Wasiirada Somaliland Oo Lagu Ansixiyey Miisaaniyad Sanadeeda 2017 »

News
1091

Hargaysa(MOI)- Fadhigii maanta ee golaha  wasiirada  oo  ahaa  fadhigii 210 aad  ee    golaha wasiirada ayaa  maanta si  rasmiya  loogu  ansixiyey  miisaaniyada  sanadeeda  2017 Read more…

Wasiirka Wasaarada  Arimaha Gudaha  Somaliland Oo Maanta Xafiiskiisa Ku  Qaabilay  Dhigiisa Dawlada DJabouti  Iyo Wafti Uu Hogaaminaayey+sawiro
15 Dec
2016
Written by admin

Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Dhigiisa Dawlada DJabouti Iyo Wafti Uu Hogaaminaayey+sawiro »

NewsVideo
1180

Hargaysa(MOI)-  Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji  Maxamuud Xiir Faratoon  Ayaa Maanta  Xafiiskiisa Ku  Qaabilay  Wafti  Balaadhan Oo uu  Hogaaminayo Dhigiisa  Dawlada  DJabouti Read more…

Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Arrimaha Gudaha  Oo Kulan Is Barasho Ah La Qaatay  Shaqaalaha  Wasaarada + Sawiro
15 Dec
2016
Written by admin

Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Oo Kulan Is Barasho Ah La Qaatay Shaqaalaha Wasaarada + Sawiro »

News
1213

Hargaysa(MOI)- Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Arrimaha Gudaha  Somaliland   Cilmi Cabdiraxmaan Cashuur   ayaa  saaka  kulan  Is Barasho  ah La Qaatay  Shaqaale Weynaha Wasaarada Arrimaha Read more…

Daawo Sawirada: Qaabkii Magaalada Hargeysa Loogu Soo Dhaweeyey Wafti Culus Oo Ka Yimid Dalka Jabuuti .
15 Dec
2016
Written by admin

Daawo Sawirada: Qaabkii Magaalada Hargeysa Loogu Soo Dhaweeyey Wafti Culus Oo Ka Yimid Dalka Jabuuti . »

News
1132

Hargeysa (Ilays-News):- Madaxweynaha Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabiley

 Wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Dawladda Jabuuti oo martiqaad Read more…

Daawo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Si Diiran Madaarka Caasimada Hargaysa  Kusoo Dhaweeyey Wafti  uu Hogaaminayo Dhigiisa Dalka Jabouti
14 Dec
2016
Written by admin

Daawo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Si Diiran Madaarka Caasimada Hargaysa Kusoo Dhaweeyey Wafti uu Hogaaminayo Dhigiisa Dalka Jabouti »

NewsVideo
1091

Hargaysa(SLMOI)-  Wasiirka wasaarada  Arrimaha Gudaha Somaliland  Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon  oo  Weheliyaan  Taliyaha Ciidamada Boliska Sareeye Guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan , Taliyaha Read more…

Daawo Aamina Xaaji Oo Kamida Shaqaalaha Wasaarada Iyo  Hadaladii Ay  munaasiba ka jeedisay
13 Dec
2016
Written by admin

Daawo Aamina Xaaji Oo Kamida Shaqaalaha Wasaarada Iyo Hadaladii Ay munaasiba ka jeedisay »

NewsVideo
1095

Hargaysa(SLMOI)-Halkan Ka Daawo Aamina Xaaji Oo Kamida Shaqaalaha Wasaarada Iyo  Hadaladii Ay  munaasiba ka jeedisay iyadoo  ka hadashay  qaybta  jenderka.

Daawo:  Badhasaabkii Gobolka Sanaag  Iyo Hadaladii  Uu Ka Jeediyey  Xafladii Xil Wareejinta
13 Dec
2016
Written by admin

Daawo: Badhasaabkii Gobolka Sanaag Iyo Hadaladii Uu Ka Jeediyey Xafladii Xil Wareejinta »

NewsVideo
1022

Hargaysa(SLMOI)-Halkan Ka Daawo:  Badhasaabkii Gobolka Sanaag  Iyo Hadaladii  Uu Ka Jeediyey  Xafladii Xil Wareejinta