Daawo:- Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Dadka Ku Dhaqan Somaliland Ku Booriyey Inay Qaataan Kaadhkooda Dhalashada

Daawo:- Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Dadka Ku Dhaqan  Somaliland Ku Booriyey  Inay Qaataan  Kaadhkooda  Dhalashada

Hargaysa(MOI)-Halkan Ka Daawo Wasiirka Arrimaha gudaha  Somaliland   Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir  oo  manta warbaahinta  la  hadlay  ayaa   bulshada  ugu   baaqay  inay    jeebka  ku  qaataan   kaadhkooda  dhalashada .

Isagoo  sidoo  kalana  dadka  ajaanibka ah   iyagana   ugu  baaqay  inay   is  diwaan  galiyaan  oo  qaataan    kaadhka   ajaanibka  ee dal ku  joogista

Wasiirku  waxaa  uu  sheegay  in  ciidamada  Amniga iyo  ciidamada laanta  Socdaalku  ay   bilaabeen   hawl galo   dadka lagu  kala  saarayo  iyadoo   qof walba  la  waydiin  doono  kaadhkiisa  dhalada.

admin