Daawo:Madaxwayne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Mudada Cusub Ee Dib Loo Dhigay Qabsoomidda Doorashada Madaxtooyada Somaliland Fariina U Direy Siyaasiyiinta Somaliland

Hargeysa(MOI)-Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed maxamuud “Siilaanyo” ayaa kulan uu maanta iskugu yeedhay guddiga komishanka qaranka iyo murashaxiinta saddexda xisbi qaran waxa uu kaga hadlay mudada cusub ee dib loo dhigay qabsoomida doorashada madaxtooyada Somaliland.Sidoo kalena madaxwayne Siilaanyo waxa uu fariin u direy siyaasiyiinta iyo masuuliyiinta axsaabta qaranka ee KULMIYE,UCID,iyo WADDANI oo uu ugu baaqay inay ka fogaadaan wax kaste oo kala fogaansho iyo tafaraaruq u keenaya bulshada Somaliland.

admin