Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Amaro Kusoo Rogay CIidanka Booliska Somaliland Digniina U Direy Bulshada Somaliland

Hargeysa(MOI)January.25,2017-Taliyaha ciidanka booliska Somaliland sareeye guuto Cabdilaahi Fadal Imaan ayaa amaro kusoo rogay ciidanka booliska Somaliland meel kaste oo ay jogaan,sidoo kalena waxa uu fariin digniin ah u direy bulshada Somaliland. 

admin