Wasiirka Arimaha Guddaha Jsl oo Shir Xoghayayaasha Fulinta Dowladdaha Hoose ee Dalka uu Xarunta Wasaaradda ugu Qabtay u Soo Xidhay

Wasiirka Arimaha Guddaha Jsl oo Shir Xoghayayaasha Fulinta Dowladdaha Hoose ee Dalka uu Xarunta Wasaaradda ugu Qabtay u Soo Xidhay

 

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maxamed Yusuuf Ismaaciil ayaa shir laba cisho u socday Xoghayayaasha Dawladaha Hoose ee 23 Degmo Doorasho ee dalka u soo geba-gebeeyey.

Shirkan ayaa mudadii uu socdey lagu falaqaynayey dardargelinta shaqada muhiim ka ah ay bulshada u hayaan, horuumarinta dhinaca waxqabadka ee Degmooyinka iyo ka shaqaynta nabadgelyada.

Xafiiska Warbaahinta ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL.

admin