Daawo: Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL Iyo wakhtidii Uu Hogaaminayey Ee Ku Sugnaa Dalka Jibouti Oo Kulan La Qaatay wasiirka Arrimaha Ee Dalkaasi Jibouti.

DJIBOUTI (MOI)- Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed iyo waftidii uu hogaaminayey ee ku sugnaa dalka Jibouti ayaa maanta kulan la qaatay wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dalkaasi DJIBOUTI.

Kulankan ayaa waftida wasiirka waxaa ku wehelinaayey Safiirka Dalka Somaliland U Fadhiya Dalkaasi DJibouti.

admin