Wasiirka Arrimaha Gudaha Jsl Iyo Waftidii Uu Hogaaminayey Oo Kormeer Ku Tagay Kastamba Bari We Magaalada Laascaanood.

Laascaanood (MOI)- waftidii ka socday xuk uumada ee todobaadkii u danbeeyey nabadaynta u joogay Gobolka Sool ayaa saaka. Kormeeray kastamka Magaalada Laascaanood.

Waftidan Oo ka kooban gudoomiyaha golaha wakiilada baashe Maxamed Faarax , Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed, Iyo Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Boliska Somaliland Cabdiraxmaan Liibaan Fooxle. oo ay weheliyaan badhasaabka Gobolka Sool, maayirka iyo taliyaha qaybta.

Madaxa kastamka ayaa waftida uga warbixiyey xaalada iyo sida uu u shaqeeyo kastamku

admin