Daawo: Guddigii Somaliland U Matalayey Wada Hadalada Kooxda Khaatumo Iyo Dawlada Somaliland Oo Ka Hadlay Heshiiskii Ay Kala Saxeexdeen Dawlada Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo Oo Waji Kale Loo Fasirey

Hargeysa(MOI)- Halkan Ka Daawo  Guddigii dawlada Somaliland u matalayey wada hadaladii kooxda Khaatumo iyo dawlada Somaliland ayaa goordhawayd ka hadlay heshiiskii ay kala saxeedeen dawlada Somaliland iyo kooxda Khaatumo oo waji kale loo fasirey.

admin