Daawo: Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka hadlay Gaadiid Lagu Wareejiyey Ciidanka Booliska Somaliland

Hargeysa(MOI)-Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa ka hadlay gadiid tiro badan oo dhawaan madaxwayne Siilaanyo kuu wareejiyey ciidanka Booliska Somaliland.

admin