Daawo: Madaxwaynaha Somaliland Oo Kormeer Maanta Ku Tagey Xarunta Taliska Ciidamada Booliska Somaliland Iyo Nuxurka Kalmado Uu Kasoo Jeediyey Xarunta Taliska

Hargeysa(MOI)-Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta guud ee taliska ciidamada Booliska Somaliland.

admin