Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Dhigiisa Dawlada DJabouti Iyo Wafti Uu Hogaaminaayey+sawiro

Hargaysa(MOI)-  Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji  Maxamuud Xiir Faratoon  Ayaa Maanta  Xafiiskiisa Ku  Qaabilay  Wafti  Balaadhan Oo uu  Hogaaminayo Dhigiisa  Dawlada  DJabouti Iyo Waftidii uu Hogaaminayey  Ee Maalinnimadii Shalay   Dalka Lagu Soo Dhaweeyey.

Wasiirka  oo ay  wehelinayaan  Wasiiru Dawlaha Wasaarada Arrimaha Gudaha Maxamed Muuse Diiriye Taliyaha  Ciidamada Boliska Sareeyo Guudo Cabdillaahi Fadala Iimaan  Iyo Taliyaha  Laanta Socdaalka  Maxamed Cisman Dayib waxaana   ay  shir  muddo  qaatay  ku  wada qaateen  xafiiska wasiirka arrimaha  gudaha   halkaasi  oo ay   kaga wada hadleen  xidhiidhka  lada dal iyo  sidii  loosii  xoojin  lahaa  iskaasiga  labada dhinac.

Intaasi  kadin  waftida  oo  uu horkacayo   wasiirka Arrimaha GUdaha Somaliland  waxa ay  kormeer kusoo  mareen  Xarada birmadka  halkaasi  oo ay  salaam  kaga  qaateen  cutub ka tirsan  ciidanka Birmadka

Waxaana ay  usii  dhaafeen   miiska saraakiisha  oo isna  ay  kulan  kula yeesheen  general-ka  ciidamada  qaranka.

_mg_0108 _mg_0109 _mg_0110 _mg_0124 _mg_0131 _mg_0133 _mg_0138 _mg_0139 _mg_0141 _mg_0144 _mg_0145 _mg_0152 _mg_0154 _mg_0155 _mg_0179 img_0117 img_0157 img_0159 img_0161 img_0162 img_0163 img_0164 img_0165 img_0168 img_0169 img_0173 img_0174

 

 

admin