Daawo: Hadaladii Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL Ka Jeediyey Munaasibada Xil Wareejinta Agaasimihii Hore ee Wasaarada Iyo Agaasimaha Cusub Ee Wasaarada

Hargaysa(SLMOI) Halkan Ka Daawo Hadaladii Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland  Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon Ayaa  saaka  Si  Rasmiya Xilkii Uugu Kala Wareejiyey   Agaasimihii  Hore ee wasaarada Arrimaha Gudaha  Cbadifataax Siciid Axmed  oo  hada u  Dalacay  safiirka  Dalka Jabuuti  iyo  agaasimaha cusub ee  Cilmi Cabdiraxmaan

admin