Daawo: Wasiirka Ku Xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha Ee Maamulka Gobolada Iyo Degmeeyinka Oo Si Rasmiya Xilkii Ugu Kala Wareejiyey Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Sool Iyo Badhasaabka Cusub

Hargaysa (SLMOI)- Wasiirka Ku  Xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha  Ee Maamulka Gobolada Iyo Degmooyinka  Jaamac Cabdillaahi Biin  ayaa  manta  oo  jimce  ah  si   rasmiya  xilkii  ugu  kala wareejiyey  Badhasaabkii Hore ee Gobolka Sool Maxamuud cali Saleebaan Ramaax Iyo  badhasaabka  cusub ee  gobalkaasi  sool  loo soo  magacaabay Cabdi Khayre Dirir.

Munaasibadan  ayaa   ka  dhacday  hotel   Xamdi ee magaalada Laascaanood

img_0131img_0106

img_0058 img_0057 img_0054 img_0052 img_0051 img_0050 img_0049 img_0048 img_0047 img_0046 img_0045 img_0044 img_0043 img_0041 img_0040 img_0039 img_0038

admin