Wasiirka Arrimaha gudaha Iyo Waftidii uu hogaaminayey oo hawlo amni u joogay magaalada burco ayaa heshiisiiyey golaha deegaanka burco sidoo kala xal ka gaadhay shaqaadadii Jaamac Dubad.

Burco ( SLI)- wasiirka arrimaha gudaha Somaliland mudane cali maxamed warancade iyo wafti wasiiro ah oo uu hogaaminayo oo ku sugan magaalada burco oo ay u yimaadeen dajinta khilaafka golaha deegaanka iyo nabada deegaanada gobolka Togdheer ee shaqaaqadii Jaamac Dubad.
Shirar xidhiidha oo saaka 9 subaxnimo ka bilaalmay xafiiska badhasaabka Gobolka Togdheer ayaa laga soo dareeray galabta abaara Sadexdii iyo Badhkii Galabnimo shirarkan ayaa wasiirka arrimaha gudaha iyo waftida uu hogaaminayaa ay la yeesheen Sulaadiinta dhaqanka Xildhibaanada Golaha Deegaanka iyo gudida sulaadiintii madax dhaqameed kii laga soo saaray shirkii xalay ay la qaateen Madax dhaqameedka Somaliland.
Dhamaanba shirarkan ayaa kusoo dhamaaday guul iyo is afgarad

IMG_2822 IMG_2823 IMG_2826 IMG_2828 IMG_2829 IMG_2962 IMG_2963

admin