Daawo:- Guddoomiyaha Gudida Qaban-Qaabada Xuska 18May Ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Bulshada Ugu Baaqay Inay Si Weyn Uga Qaybqaataan Maalintan

Hargaysa(SLI)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed waran Cade  ahna gudoomiyaha gudida qabanqaabada xuska 18May    oo maanta shir jaraaíd ku   qabtay  xarunta wasaarada  ayaa bulshada ku  booriyay  inay si weyn uga qayb qaataan  xuska munaasbada qarannimada  oo  maanat   rubuc qarni  ay  Somaliland gooni  u  taagnayd waxaana hadaladiisi  kamid  ahaa

“Waxaan  mahad halkan uga  celinayaa dhamaanba bulshada reer Somaliland meelkasta oo ay  joogaan  sida ay  iskugu abaabulayaan maalinta  xuska !8 May  oo  maanta rubuc qarni  la joogo  inagoo  caalamka u  dirayna inay  ka go’antay   inay  inaga go antahay   qadiyada Somaliland”

admin