Laascaanood : “Ahmiyadeenu waxa weeyi in ayna nabad galyadu inaga burburin” Wasiirka A. Guddaha JSL Maxamed Kaahin.

 

Laascaanood : “Ahmiyadeenu waxa weeyi in ayna nabad galyadu inaga burburin”

Wasiirka A. Guddaha JSL Maxamed Kaahin

Hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa Lagu Soo Dhoweeyey Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool, Masuuliyiinta Xukuumadda, Golaha Degaanka iyo dadweynaha Laascaanood ayaa Weftiga Qaabiley.

Magaalada Laascaanood ayaa ah mid Nabadgelyo ah oo aanay wax Dhibaato ahi jirin, iyada oo Amniga Guud ee Magaalada Laascaanood ay gacanta ku hayaan Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.

Xafiiska Warbaahinta Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL.

 

Halkan ka Daawo khudbada kooban ee Wasiirka A. Guddaha JSL md Maxamed Kaahin Axmed Laascaanood kula hadlay

 

admin