Wasiirka wasaradda arimaha gudah ayaa maanta xilkii ukala wareejiyay labada wasiirku_xigeen ee wasaradda

  • Wasiirka Wasaradda Arrimaha Gudaha JSL,Mudane Maxamed Kaahin Axmed,Ayaa xilkii u kala wareejiyay labada wasiirku-xigeen ee Wasaradda, Wasiirku-xigeenka cusub ee amniga usoo mgacaabay Madaxwaynuhu Mudane Cabdilaahi Xuseen Maxamed iyo Mudane Cabdinaasir Caydiid Maxamed Wasiirku-xigeenka Gobalada iyo Degmooyinka ee Wasaradda Arrimaha gudaha oo makii hore labada xilba isku hayay

    Xafladda si wayn losoo Agaasimay oo ka dhacaday hoolka wayn ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Waxa ka soo qabgalay Xildhibaano Madax dhaqameed Agaasime Waxeedyada Wasaaradda Arrimaha Guduhu maayiro dhammaan shaqaalawaynaha wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL.

admin