Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland aya dhanbaal hambalayo ah u diray ciidanka qaran jsl

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane mahamed kaahin ahmed aya dhanbaal hambalayo ah u diray ciidanka qaran jsl
 Saraakiisha, Saraakiil Ku Xigeenada, Ilaa Dable Meel Ay Joogaanba Xuska Sannad Guuradda 27aad  Ee Ka Soo Wareegtay Markii La Aas-Aasey Ciidanka Qaranka Somaliland ,Oo Sannad Walba La Xuso 02-February.
Wasiirku Waxa Uu Sidoo Kale Hambalyo Taa La Mid Ah U Dirayaa Dhammaan Qoysaska Ciidanka Naftood Hurayaasha Qaranka Meel Ay Ka Joogaanba.
Wasiirku Waxa Uu Ciidamada Iyo Qoysaskoodaba U Rajaynayaa Inay Sannadka Sanadkiisa Ku Gaadhaan Nabadgelyo, Barwaaqo Iyo Bash-Bash, Halkaana Ka Sii Wadaan Dedaalka Ay Ugu Jiraan Ka Midho Dhalinta Himilada Iyo Adkaynta Difaaca Dalka Iyo Dadka Somaliland, Taas Oo Ah Mid Ay Shacbiga Somaliland Mudadaa 27ka Sanno Ah Ku Kaga Gam’een Ciidamada Qaranka Kalsooni Iyo Adkaynta Jiritaanka Qaranka Somaliland
 
Profgedi Chilal, Yaasiin Yaaro and 56 others
3 Comments
1 Share
Like
Comment
Share

 

admin