Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland  Oo Xafiiskiisa Shir Kula Qaaday Madaxda Haayada EU-da

Hargaysa (MOI)-  Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland  ayaa  saaka  xafiiskiisa  shir kula qaaday   madaxda haayada EU-da   kuwaasi  oo ay  ka wada hadleen  Sidii  ay Somaliland uuga caawin lahaayeen   Doorashooyinka  Loona  Heli lahaa Doorasho  Wakhtigeedii Ku Qabsoonta.

Shirkan   ayaa   wasiirka  waxaa ku  wehelinayey   Agaasimaha Maamulka Gobolada iyo Degmooyinka , Agaasimaha Guud Ee Amniga  Qaranka  iyo waliba Saraakiil ka mida  Wasaaarada Arrimaha Gudaha.

Shirkan  muddo   kooban  soconayey  ayaa  lahaha  wada  hadlay  sidii  loogu  diyaar  garoobi  lahaa  Doorashooyinka Golaha Wakiilada iyo Golaha Deegaanka.

Maadaama Wasaarada Arrimaha  Guduhu masuul katahay  severka diwaangalinta  dhalashada muwaadinka ah  iyo  goloyaashada deegaanka  taasina  ay   sees u  tahay helida tirakoobka  bulshada.

 

admin