Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Safar Ugu Baxay Dalka UAE

Hargaysa(MOI)-  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo ay wehelinayaan Marwada Koowaad ee Qaranka, Marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde, Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan, iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha Mudane Cali Axmed Cali ayaa saaka subaxnimadii hore ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee cigaal International Aiprort Hargeysa.

 Weftigaas oo u duulay Imaaraadka Carabta ayaa safarkooda ku sheegay mid gaar oo uu madaxwaynahu ugu baxay dalka imaraadka.


 

 

admin