Daawo:Badhasaabka Gobolka Maroodi-jeex Oo Ka Hadlay Dhalinyaro Ay Ciidamada Boolisku Xabsiga U Taxabeen

Hargeysa(MOI)-Badhasaabka gobolka Maroodi-jeex ayaa ka hadlay dhalinyaro uu sheegay inay goonayaasha magaalada Hargeysa ka sameeyaan falal anshax xumo oo ay ciidamada Booliska Somaliland soo qabqabteen isla markaana xabsiga u taxaabeen.

admin