Daawo: Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo 3 Gaadhi Ku Wareejiyey Taliye Ku Xigeenka Ciidamada Boliska

Hargaysa(MOI)- Halkan Ka Daawo Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland  Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon)  Ayaa  Saaka  3 Gaadhi  Oo  Kamid Ahaa  Gaadiidkii   Wasiirkii  Hore Ku  Wareejiyey   Siiyan  Ciidamada Boliska Somaliland  .

Sadexdan Gaadhi  Oo  Ah  Marshaandiis  Ayaa  Wasiirku Waxaa Uu  Si  Rasmiya  Furayaashooda Uugu  Wareejiyey  Taliye  Ku  Xigeenka  Ciidamada Boliska.

Munaasibada  Xil Wareejinta  Ayaa  Wasiirka Waxaa Ku  Wehelinaayey   Wasiirku Xigeenka Maamulka    Gobolada Iyo Degmooyinka  Jaamac Cabdillaahi Biin  Maayirka  Iyo Maayir Ku  Xigeenka  Caasimada  Iyo  Tiyo  Xubno  Kamida  Xildhibaanada Golaha Deegaanka  Hargaysa.

Halka  Dhanka  Kalana Ay  Taliyaha  Kuxigeenka  Wehelinayeen  Taliyaha  Hoostada Gaadiidka  Iyo Saraakiil Kale

https://www.youtube.com/watch?v=H8mZnbx2YHk

admin