Daawo: Wasaarada Arrimaha Gudaha Oo Soo Af-meertay Khilaaf Ka Taagnaa Dhuldaaqsimeed Ku Yaala Waqooyiga Hargaysa Iyo Goáamada Laga Soo Saaray

Hargaysa(SLMOI)-  Wasiiru Dawlaha Wasaarad  Arrimaha Gudaha Somaliland   Maxamed Muuse Diiriya  ayaa Kulan  oo  uu  saaka  iskugu yeedhan  madax dhaqameedaka waxgaradka iyo  masuuliyiinta  beelaha wada dega  Dhul daaqsimeedka  Waqooyiga  Hargaysa.

Kusoo  gunaanaday  khilaad  dhuleed oo  ka taagnaa   dhuldaaqsimeedka  deeganada waqooyiga  hargaysa  kaasi  oo la doonaayey in la deegaameeyo.

11050001 11050002 11050003 11050004

admin