Wasiiru Dawlaha Amniga Ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Oo Taliye Ku Xigeen Cusub Oo Loo Magacaabay Ciidanka Dab-Damiska Somaliland

Hargeysa(SLMOI):-wasiiru Dawlaha Amniga ee Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa taliye ku xigeen cusub u magacaabay Ciidanka Dab-Damiska.

War qad ka soo baxday xafiiska wasiiru Dawlaha Amniga ee Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland ayaa lagu sheegay in Cabdixamiid Faarax Iidle uu ahaado taliye ku xigeenka ciidanka Dab-Damiska ee somaliland.

admin