Daawo waftidii uu hogaaminayey wasiiru dawlaha arrimaha gudaha oo bilaabay burburinta deegaanka dogoble

Dogoble(SLI)-  waftidii  uu  hogaaminayey wasiiru  dawlaha wasaarada arrimaha gudaha Somaliland  ee beryahanba ku sugnaa deegaanada ceel  afweyn  ilaa ceerigabo ayaa  shalay  ka  hawl galay  bur burinta magaalada  Dogoble halkaasi oo ay  qiimayn ku sameeyeen  dhismayaasha   ka dhisan iyadoo  dadka loo celin doono kharashka kaga  baxay

admin