Dhaawo: Waftidii uu Hogaaminayey Wasiirka Arrimaha GUdaha Somaliland Oo Maanta Kulan La Yeeshay Odayaasha Labada Dhinac Ee Dhawaan Ku shaqaaqadu Ku Dhex Martay Koonfurka Gobolka Sool »
Laascaanood (MOI)- Halkan Ka Dhaawo: Waftidii uu Hogaaminayey Wasiirka Arrimaha GUdaha Somaliland Oo Maanta Kulan La Yeeshay Odayaasha Labada Dhinac Ee Dhawaan Ku Read more…
Weftigii Uu Hogaaminayey Wasiirka Arrimaha Gidaha JSL Ee Ku Sugnaa Gobolka Sool Oo Saaka Kulan La Yeeshay Cuqaasha Iyo Waxgaradka Labada Beelood Ee Dirirtu Ku Dhexmartay Gobolka Sool. »
Laascaanood (MOI)- Wefti Ka Socday Xukuumada Somaliland ee Mudooyinkii U Danbeeyey Ku Sugnaa Gobolka Sool Ayaa Saaka Kullan La qaatay Cuqaasha Iyo Waxgaradka Read more…
Daawo: Wasiirka Arrimaha GUdaha JSl Oo Xadhiga Ka Jaray Saldhigyo Bolis Iyo Dhismayaal Lagu Kordhiyey Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Laascaanood »
Laascaanood (MOI)- Halkan Ka Daawo: Wasiirka Arrimaha GUdaha JSl Oo Xadhiga Ka Jaray Saldhigyo Bolis Iyo Dhismayaal Lagu Kordhiyey Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Read more…
Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Xadhiga Ka Jaray Laba Saldhig Oo Laga Dhisay Gudaha Magaalada Laascaanood Iyo Qaybo Lagu Kordhiyey Xabsiga Dhexe »
Laascaanood (MOI)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Kaahin Axmed Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Mudaba Ku Sugnaa Gobolka Sool Ayaa Saaka Xadhiga Read more…
Daawo: Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Waftidii uu hogaaminayey Ee Arrimaha Nabadaynta U Joogay Magaalada Laascaanood OO Kormeer Ku Tagay Deegaanata Shaqaaqadu Ka Dhacday. »
Laascaanood (MOI)- Wefti Ka Socday Xukuumada Somaliland Oo U Yimi Gurmadka Iyo Deminta Colaada Koonfurta Gobolka Sool Ka Soo Cusboonaatay Oo Shalay Soo Read more…
Wasiirka Arrimaha Gudaha Jsl Oo Kulan LA Qaatay Gudida ka Tallo Bixinta Xeer No: 23 . »
Hargaysa(xafiiska Afhayeenka)- Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa saaka kulan LA qaatay gudi ka kooban xeer ilaalinta iyo shaqaalaha wasaarada Arrimaha Read more…
Shahaado Sharaf iyo Dalacaad Hal Derajo Ayuu Ku Dalacey Saddex Xadhigle Muxumed Ismaacil Faarax »
Shahaado Sharaf iyo Dalacaad Hal Derajo Ayuu Ku Dalacey Saddex Xadhigle Muxumed Ismaacil Faarax
Daawo:Taliyaha Ciidamada Boliska JSl Oo Ka Hadlay Gobolada Laga Soo Kala Qabtay Gaadiidka Dawlada Dawladeegaanka Ethiopia Lagala Soo Baxsaday »
Hargaysa (MOI)- Taliyaha Ciidamada Boliska JSl Oo Ka Hadlay Gobolada Laga Soo Kala Qabtay Gaadiidka Dawlada Dawladeegaanka Ethiopia Lagala Soo Baxsaday
Daawo: Wasiir ku Xigeenka Arrimaha Gudaha JSL Oo Degmada Wajaale Gaadhsiiyey Kuna Wareejiyey Gaadiidkii la Qabatay »
Hargaysa (MOI)- Wasiir ku Xigeenka Arrimaha Gudaha JSL Oo Degmada Wajaale Gaadhsiiyey Kuna Wareejiyey Gaadiidkii la Qabatay
Daawo; Wasiirka Arrimaha Gudaha JSl Oo Dawlada Ethiopia Ku Wareejiyey Gaadiid Lagaga Soo Baxsaday »
Hargaysa (MOI)- Wasiirka Arrimaha Gudaha JSl Oo Dawlada Ethiopia Ku Wareejiyey Gaadiid Lagaga Soo Baxsaday mudadii qalalaasuhu ka socday dawlad deegaanka somalilad Ethiopia Read more…