Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Weftigiisii Oo Gaadhay Wadanka Guinea Iyo Qaabkii Loo Qaabilay+Sawiro
3 Jul
2019
Written by admin

Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Weftigiisii Oo Gaadhay Wadanka Guinea Iyo Qaabkii Loo Qaabilay+Sawiro »

News
1704

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey oo maalintii shalay safar shaqo waddanka kaga ambo-baxay, ayaa maanta gaadhay caasimadda dalka Jamhuuriyadda Read more…

Gudoomiyaha Ha’yada shaqaalaha  Dawlada oo tabobar uso xidhay shaqale  Dawladeed
25 Jun
2019
Written by admin

Gudoomiyaha Ha’yada shaqaalaha Dawlada oo tabobar uso xidhay shaqale Dawladeed »

Video
2256

Gudoomiyaha hayada shaqalaha dawlada farxaan Aadan haybe ayaa tabobar uso xidhay qaar kamid ah shaqaalah dawlada

 

Dawladaha Sweden iyo Switzerland ayaa ballanqaaday inay taageero dhaqaale siinayaan Jamhuuriyadda Somaliland
25 Jun
2019
Written by admin

Dawladaha Sweden iyo Switzerland ayaa ballanqaaday inay taageero dhaqaale siinayaan Jamhuuriyadda Somaliland »

News
1535

somaliland interior.net) Dawladaha Sweden iyo Switzerland ayaa ballanqaaday inay taageero dhaqaale siinayaan Jamhuuriyadda Somaliland.

Siday werisay Wakaaladda Wararka Somaliland (SOLNA) oo soo xigatay Read more…

Daawo:- Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL Mudane  Naasir Caydiid Maxamed Oo Saaka Si Rasmiya Ula Wareegay Xilkii Wasaaraddaasi.
21 Apr
2019
Written by admin

Daawo:- Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL Mudane Naasir Caydiid Maxamed Oo Saaka Si Rasmiya Ula Wareegay Xilkii Wasaaraddaasi. »

NewsVideo
2546

Daawo:- Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL Mudane Naasir Caydiid Maxamed Oo Saaka Si Rasmiya Ula Wareegay Xilkii Wasaaraddaasi.nbsp;

Daawo:- Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL Oo Maanta Shaaciyey Gudida Qabanqaabada  Xuska 18May
21 Apr
2019
Written by admin

Daawo:- Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL Oo Maanta Shaaciyey Gudida Qabanqaabada Xuska 18May »

NewsVideo
2180

Daawo:- Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL Oo Maanta Shaaciyey Gudida Qabanqaabada Xuska 18May.

DAAWO:-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland OO Hadhimo Sharafeed  Ku Maamuusay Salaadiinta Beesha Bariga Sanaag.
14 Apr
2019
Written by admin

DAAWO:-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland OO Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Salaadiinta Beesha Bariga Sanaag. »

NewsVideo
1851

Harrgaysa (MOI)- Halkan ka Daawo Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland OO Hadhimo Sharafeed  Ku Maamuusay Salaadiinta Beesha Bariga Sanaag.

 

Madaxwaynaha somaliland oo isku shaan-dhayn Ku Sameeyay Xukuumadiisa
14 Apr
2019
Written by admin

Madaxwaynaha somaliland oo isku shaan-dhayn Ku Sameeyay Xukuumadiisa »

News
1699

WAREEGTO MADAXWEYNE: 14 /04/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-293/042019, uu Xilka qaadis iyo Read more…

Wasiir Ku xigeenkii Wasaarada Arrimaha Gudaha Iyo Agaasimihii Guud Ee Amniga Oo Xilkii Wasaarada Arrimaha Gudaha Ku Wareejiyey Wasiirka Iyo Agaasimaha Guud.
10 Apr
2019
Written by admin

Wasiir Ku xigeenkii Wasaarada Arrimaha Gudaha Iyo Agaasimihii Guud Ee Amniga Oo Xilkii Wasaarada Arrimaha Gudaha Ku Wareejiyey Wasiirka Iyo Agaasimaha Guud. »

News
1825

Hargaysa (MOI)- Waxaa Saaka Ka Qabsoonmay Hoolka Shirarka ee Wasaarada Arrimaha Gudaha JSl Munaasibad ay xilka Kula Kala Wareegayeen Wasiir Ku Xigeenkii Hore Read more…

Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Iyo Kuxigeenka Dalka jarmarlka U Fadhiya Nairobi.
10 Apr
2019
Written by admin

Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Iyo Kuxigeenka Dalka jarmarlka U Fadhiya Nairobi. »

News
1501

Hargaysa (MOI)- Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka iyo safiir ku xigeenka Dalka Jarmalka U Fadhiya Read more…

Wasiiradda Arrimaha Dibada Iyo Arrimaha Gudaha Jsl Oo Madaarka Caasimada Hargaysa Ku Soo Dhaweeyey Wafti Culus Oo Ka Socda Midawga Yurub.
2 Apr
2019
Written by admin

Wasiiradda Arrimaha Dibada Iyo Arrimaha Gudaha Jsl Oo Madaarka Caasimada Hargaysa Ku Soo Dhaweeyey Wafti Culus Oo Ka Socda Midawga Yurub. »

News
1567

Hargaysa (MOI)- Wasiiradda Arrimaha Dibadda Iyo Arrimaha Gudaha Jsl Ayaa maanta Madaarka Caasimada Hargaysa ee Cigal International Airport Ku Soo Dhaweeyey Wafti Culus Read more…