Daawo:Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Iyo Taliska CIidanka Booliska Oo Ka Hadlay Arrimo Xasaasi Ah Amaro Culus-na Kusoo Rogay Ciidanka Booliska
23 Mar
2017
Written by admin

Daawo:Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Iyo Taliska CIidanka Booliska Oo Ka Hadlay Arrimo Xasaasi Ah Amaro Culus-na Kusoo Rogay Ciidanka Booliska »

NewsVideo
1146

Hargeysa(MOI)-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland iyo taliyaha ciidanka booliska Somaliland ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ay kamid tahay arrimaha sixirka iyoa afduubka Read more…

Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Kormeer, Dhagax Dhig Iyo Furitaan Ka Fuliyey Cusbitaalka Guud Ee Caasimada Hargeysa+Sawiro
19 Mar
2017
Written by admin

Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Kormeer, Dhagax Dhig Iyo Furitaan Ka Fuliyey Cusbitaalka Guud Ee Caasimada Hargeysa+Sawiro »

News
1125

Hargeysa(MOI)-Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu socod lug ah ku tegay cusbitaalka guud ee hargeysa isagoo kormeeray xaruntii hore Read more…

Daawo: Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashey Sixiroolayaal Dad Af Dubey Gudaha Dalka
13 Mar
2017
Written by admin

Daawo: Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashey Sixiroolayaal Dad Af Dubey Gudaha Dalka »

NewsVideo
1059

Hargeysa (MOI):- Wasiirul dawlaha wasaarada arimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye oo maanta qaar ka mid ah warbaahinta kula hadley magaalada Hargeysa waxaa Read more…

Wasiiru Dawlaha Aminiga Oo  Guul Kusoo Afmeeray Shirkii Labada Beelood  ee Waqooyiga Hargaysa Wada dega
9 Mar
2017
Written by admin

Wasiiru Dawlaha Aminiga Oo Guul Kusoo Afmeeray Shirkii Labada Beelood ee Waqooyiga Hargaysa Wada dega »

NewsVideo
1034

Hargaysa(MOI)-  Wafti  Uu  Hogaaminayo  Wasiiru  Dawlaha  Wasaarada Arrimaha Gudaha  Somaliland  Maxamed Muuse Diiriye   ayaa  ka  qayb  galay  Shir  Tuulada Cabdi geedi   uga  qabsoomay   Read more…

Daawo:Wasiir Dawlaha Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Shaqaadada Ceel Af-weyn Iyo Arrimo Amaanka La Xidhiidha
21 Feb
2017
Written by admin

Daawo:Wasiir Dawlaha Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Shaqaadada Ceel Af-weyn Iyo Arrimo Amaanka La Xidhiidha »

NewsVideo
993

Hargaysa(MOI)- Halkan Ka Daawo Wasiir Dawlaha Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Shaqaadada Ceel Af-weyn Iyo Arrimo Amaanka La Xidhiidha

Madaxweyne Siilanyo Oo Digreeto Ku Asteeyeyna Maalin Cusub Oo Somaliland Laga Xusi Doono Sanad Walba.
18 Feb
2017
Written by admin

Madaxweyne Siilanyo Oo Digreeto Ku Asteeyeyna Maalin Cusub Oo Somaliland Laga Xusi Doono Sanad Walba. »

News
991

WAR-SAXAAFADEED:18/02/2017 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4570/ 022017 uu ku meel mariyey in maalinta 20-ka Read more…

Daawo: Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Hadaladii Uu  U  Jeediyey  Soo Dhaweyntii Reer Gabiley U Sameeyeen Muuse Biixi
15 Feb
2017
Written by admin

Daawo: Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Hadaladii Uu U Jeediyey Soo Dhaweyntii Reer Gabiley U Sameeyeen Muuse Biixi »

NewsVideo
998

Hargaysa(MOI)- Wafti Balaadhan Oo Maalmahanba Socdaal Shaqo Ku Joogay Dalka Ethiopia Ayaa Maanta Kusoo Guryo Noqday Dalkooda Hooyo Ee Somaliland .

Waftigan Oo Read more…

Daawo Sawirada: Wasiirka  Arrimaha Gudaha  Somaliland  Iyo  Musharaxa  Madaxweynaha Ee   Xisbiga  Kulmiye  Oo  Si  Diiran  Loogu  Soo  Dhaweeyey   Wajaale  Ilaa   Gabiley.
15 Feb
2017
Written by admin

Daawo Sawirada: Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Iyo Musharaxa Madaxweynaha Ee Xisbiga Kulmiye Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Wajaale Ilaa Gabiley. »

News
1924

Daawo Sawirada: Wasiirka  Arrimaha Gudaha  Somaliland  Iyo  Musharaxa  Madaxweynaha Ee   Xisbiga  Kulmiye  Oo  Si  Diiran  Loogu  Soo  Dhaweeyey   Wajaale  Ilaa   Gabiley.

Hargaysa(Af-Hayeenka  MOI)- Read more…

Daawo Khudbadii Madaxweynaha JSL  Maanta U  Jeediyey Labada Gole Qaran ee Wakiilada Iyo Guurtida
12 Feb
2017
Written by admin

Daawo Khudbadii Madaxweynaha JSL Maanta U Jeediyey Labada Gole Qaran ee Wakiilada Iyo Guurtida »

NewsVideo
974

Hargaysa(MOI)-  Halkan Ka Daawo KHudbada   Madaxweynaha JSL  Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo Maanta KHudbad U Jeediyey  Labada Golle Iyo  Ujeedadeeda

Daawo :-Wasiiru Dawlaha Amniga Somaliland Oo Digniin U Diray Xisbiga Mucaaradka
11 Feb
2017
Written by admin

Daawo :-Wasiiru Dawlaha Amniga Somaliland Oo Digniin U Diray Xisbiga Mucaaradka »

NewsVideo
1001

Hargaysa(MOI)-Daawo Muuqaal:-Wasiiru Dawlaha Amniga Somaliland Oo Digniin U Diray Xisbiga Mucaaradka