Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somalilandiyo Badhasaabka Gobolka Sool ayaa dadweynaha reer Laascaanood, kula shaaheeyey badhtamaha magaalad Laascaanood.
Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Mudane, Maxamed Kaahin Axmed iyo Badhasaabka Gobolka Sool Cabdikariim Aadan Xaaji Diiriye, ayaa dadweynaha reer Laascaanood, kula shaaheeyey badhtamaha magaalad Laascaanood.
Nabadgelyada magaalada Laascaanood, ayaa ah mid boqol kiiba boqolka, iyada mudadii uu ku sugnaa Wasiirka Arimaha Gudaha somaliland uu aad uga shaqeeyey kor u qaadista ammaanka magalaada Laascaanood iyo guud ahaan Gobolka sool.
admin