Wasiir kuxigeenka Maamulka Gobolada Iyo Degmooyinka ee Wasaarada Arimaha Gudadaha Somaliland iyo Wasiir Kuxigeenka Amniga ee Wasaarada Arimaha Gudaha ayaa wada jir u qaabilay wefti ka socday Xarunta Hal Abuurka ee Higher Innovation Center, ee wadanka isu-taga Imaaradka Carabta.

Wasiir kuxigeenka Maamulka Gobolada Iyo Degmooyinka ee Wasaarada Arimaha Gudadaha Somaliland Mudane, Naasir Caydiid Maxamed iyo Wasiir Kuxigeenka Amniga ee Wasaarada Arimaha Gudaha, Mudane Cabdillaahi Xuseen Maxamed, ayaa wada jir u qaabilay wefti ka socday Xarunta Hal Abuurka ee Higher Innovation Center, ee wadanka isu-taga Imaaradka Carabta.
Wefgigan ka socday Wadanka Isu-taga Imaaradka Carabka, waxaa hogaaminayey madaxa Xarunta Hal abuurka Dr. Awer, sidoo kale waxaa weftiga qayb ka ahayd Ambassador Saamiya. Kulankan oo lagaga wada hadlay arimo badan oo muhiim waxaa uu ku soo dhamaaday is faham iyo wada shaqayn dhex marta Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland iyo Xarunta Higher Innovation Center ee UAE.
May be an image of 2 people, people standing and suit
May be an image of 1 person, beard, sitting, wrist watch and indoor
May be an image of 4 people, people standing and suit
May be an image of 3 people, people sitting, suit and indoor
May be an image of 2 people, people sitting and indoor
admin