Waaxda Dhismaha Nabada, Dhaqanka iyo Siyaasadda ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Oo Gobolka Awdal ka furay wada tashi ku saabsan Dardargalinta Geedi socodka Siyaasada Nabada

Agaasimaha Waaxda Dhismaha Nabada, Dhaqanka iyo Siyaasadda ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL, Mudane Mustafe Ismail Abdi ayaa Gobolka Awdal ka furay wada tashi ku saabsan Dardargalinta Geedi socodka Siyaasada Nabada ee Qaranka JSL watashigan shirkan wada tashiga ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, ayaa loo qabtayv Madaxdhaqameedka, Dhalinyarada iyo haweenka.

Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mudane Xasan Dahir Xadi, ayaa madax-dhaqmeedka, Dhalinyarada, iyo Haweenka u soo jeediyey sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen Dardargalinta Siyaasada Nabada ee Qaranka iyo adkaynta Nabadgalyada .

Xafiiska Warbaahinta Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL.

 

Halkan ka Daawo

 

admin