wasiir mahamed kaahin ayaa salaadi roob-doonta shacbi waynaha reer soolkula tukaday gobolka sool

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL,Mudane Maxamed Kaahin Axmed Oo u weheliyo Gudoomiyaha Gobalka sool Cabdikariin Aadan Diiriye iyo Masuuliyiin kale oo Katirsan Dawlada ayaa maanta Salaadii Roob-Doonka Kula Tukaday Shacbi Waynaha Magaalada laascanood ee gobalka Sool.

May be an image of 11 people, people standing and outdoors

May be an image of 10 people, people sitting and people standing

May be an image of 2 people, people standing, people walking and outdoors

admin