Wasiirka Arimaha Guddaha Jsl oo Kulan Gaara Xafiiskiisa Kula Qaatay Saraakiisa iyo Hogaanka u Sareeya ee Ciiddamadda Kala Duwan ee Qarabka Sida ee Qaranka Somaliland

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa kulan muhiim la qaatay saraakiisha ugu saraysa Taliska Ciidan Booliska Jamhuuriyadda Somaliland.

Kulankan Wasiirku la qaatay Taliyaasha Ciidanka Booliska, Taliye qaybeedyada iyo saraakiisha kale ee Ciidanka Booliska ayaa ku saabsanaa dardargelinta shaqada culus ee ciidanka Boolisku u hayaan bulshada iyo guud ahaan Qarankaba. Wasiirka ayaa faray Masuulinta kala duwan ee Ciidanka Booliska adkaynta amniga guud iyo wada shaqaynta laamaha Amniga.

Xafiiska Warbaahinta ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL.

admin